Macddanta dhulka laga faqo side loo sakeeyaa? Q: 10aad

Qormaddii 10aad
Macddanta dhulka laga faqo side loo sakeeyaa?
Macdanta waxaa loo sakeeyaa siddan hoos ku xusan:

1.      Magaca Macdan wuxuu koobsanaya dhamaan wixi laga qodo dhulka gudihiisa iyo Badda gudeheedaba sidda: Shidaalka, Macdanta, Milixda, Gaasta dabiicigga ah, Xadiidka (Birrta), Lu’lu a, Kaluunka, Canbarka iyo Marjaanka.
2.      Nisaabka Macdantu waa 85gram oo Dahab ah nooca 24ka ah ama $4,420 sidii Ganacsigga.
3.      Loo shardiyi maayo in uu sannad ka so wareego, isla markaa lasoo saaro ayaa laga bixinayaa Sakadda hadii uu gaadho 85gran oo Dahab ah.
4.     Macadnta waxaa ka baxaya 2.577% (Gregorian Calendar), ama 2.5% (Hijri Calendar)

Qormadda xiggta waxaynu kusoo qaadan doonaa; Side loo Sakeeya kunuus ta aasan sidda dahabka (Rukaas)?
Qalinkii iyo Diyaarintii: Mustafe Abib Maxamed
mustafeabib@hotmail.com
Tel: +252-63-4426103

You may also like...

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *