Sidee Loo Sakeeyaa Saamigga Ama Sheerka (Share ka)?
Saami (share): Waa qayb ka mid ah raasal-maal Shirkaddeed. Saamigga in laga sakeeyo, iyo qaabka looga sakaynayaba, waxaynu cuskan doonaa Fataawihii la qabtay 3dii Aug 1984 oo lagu qabtay Dalka Kuwayd kaas oo ku...