0 Uncategorized 7 August 2013 by Nagib · Published 7 August 2013 Qormaddii 14aad Yaa la siyaa Sakadda?Side loo kala siyaa dadka la siiynayo Sakadda? Sakaddu waa tiirka saddexaad ee shanta tiir islaam, sida uu ino cadeeyay Nabegena Muxamed binu cabdulaah khayr khalqulaah (SCW). Sidaa...
0 Uncategorized 6 August 2013 by Nagib · Published 6 August 2013 Side ugu haboon ee Xoolaha nool loo sakeeyaa? Q: 9aad Qormaddii 9aad Laakin side ugu haboon ee Xoolaha nool loo sakeeyaa? Xoolaha Sakadda laga bixiyaa waa saddexda loo yaqaan Nimcoolayda: · Geel · Lo’da · Adhi Shuruudaha looga baahan yahayna waa: 1. In Xooluhu...